Wasiir hore oo loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka ….

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 61 ee 23-da Septeembar 2022 kuna saabsan magacaabid Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dawladda Puntland (PISA). Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Puntland ayaa loo magacaabay Jamaal Carab Yuusuf oo ahaa wasiirkii Qorsheynta Puntland horeyna usoo noqday agaasimihii Tv-ga … Continue reading Wasiir hore oo loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka ….